Home WARBIXINNO MAQAL AH Shaqo la’aanta dhalinyarada Somaliland

Shaqo la’aanta dhalinyarada Somaliland

0
28

Dhalinyarada Somaliland ayaa ka cabanaya shaqo yari soo wajahda, gaar ahaan marka ay jaamacadaha soo dhammeeyaan, qiyaa ay samaysay wasaarada qorshaynta ayaa lagu ogaaday in 75% dhalinyaradu ay shaqo la’aan yihiin.

Ajaanibta ku nool Somaliland oo 20 kun gaaraya, ayaa qabta shaqooyin inta badan dhalinyaradu ka faanaan ama aanay u lahayn khibrad.

Warbixintan waxaa Hargaysa innooga soo diray weriyahayaga Ilyaas Cabdi Cali

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here