In ka badan 50 carruur oo cudurka jeedeecada la jiifa cisbitaalka Afmadow

0
83

Cisbitaalka degmada Afmadow ayaa waxaa jiifa in ka badan koton carruur ah oo laga kala keenay tuulooyin kala duwan. Cudurka ayaa ka dilaacay tuulooyinkaas laba toddobaad ka hor. Waxaa jira carruur badan oo la jiifa deegannada oo an helin karin adeeg caafimaad maadama aysan u dhoweyn xarumo caafimaad.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here