Halkan ka dhegeyso haween ka soo barakacay abaaraha oo ganacsi samaystay

0
147

Ku dhawaad boqol haween ah oo ku xoolo beelay abaarta ayaa gancsiyo yar yar oo ay kaga maarmaan gargaarka ka samaystay xeryaha lagu barakacay ee duleedka magaalada Burco. Qaar ka mid haweenka ayaa carruurtooda ka raray xeryaha kadib marki ganacsiga ay ka heleen faa’ido.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here