Qoysas xoolo-dhaqato ah oo ka faa’iideysanaya roobab ka da’ay tuulooyin ka tirsan Bakool

0
83

Dad lagu qiyaasay 8 boqol oo qoys oo xoolo-dhaqato ah oo horay abaarta uga hayaamay ayaa hadda dib ugu laabtay deegaannadoodii oo roobka Dayrtu uu ka da’ay.

Tobanaan tuulo oo ka tirsan degmada Xudur ayaa roobsaday, xoolaha ayaa ka helaya daaq fiican, iyada oo warihii ku yaallay meelaha roobku ka da’ay ay biyo galeen.

Weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xusni, ayaa warbixintaan inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here