Home Wararkii u Danbeeyay Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

0
97

Toddobo carruur ah ayaa cudurka Jadeecada ugu geeriyooday degmada Waajid ee gobolka Bakool todobaadkii hore, 52 kalena waa ay la xanuunsanyihiin, siday noo xaqiijiyeen saraakiil caafimaad oo ka socotey Wasaarada Caafimaadka  maamulka Koonfur galbeed dhowaana booqasho ku tegay degmada Waajid.

Weriyaha Ergo ee Baydhabo, Muxyadiin Xusni ayaa warbixintaan inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here