Home WARBIXINNO MAQAL AH Wareysi: Duruufaha ka dhasha abaaraha xiriir intee le’eg bay la leeyihiin xanuunada...

Wareysi: Duruufaha ka dhasha abaaraha xiriir intee le’eg bay la leeyihiin xanuunada dhimirka?

153
0

Dadka ku xoolo beelay abaarta ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan. Waxey waayaan xoolihii ay mudada soo tabcayeen, taas oo ku khasabta inay naftooda ula cararaan kaamamka barakacayaasha ama ay tagaan magaalooyinka.

Waxaa intaas usii dheer xaalado caafimaad oo ay ka qaadeen duruufaha adag ee ka dhashay abaarta, in badan oo kamid ah ayaa la ildaran xanuunnada ku dhaca dhimirka.

Hadaba weriyahayaga magaalada Buuhoodle Khadar Cowl ayaa arrintaas ka waraystay Dr. Nuur Yuusuf oo ka hawl gala xarunta xanuunnada dhimirka ee Laascaanood.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here