Home Madaddaallada Ergo Maryan Mursal iyo waayaheeda qurbaha

Maryan Mursal iyo waayaheeda qurbaha

0
163

Xubinta Waayo-tegay xusuustood waxaa marti ku ah fannaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise. Weriyaha Ergo uga soo warrama magaalada Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa wareysigaan la yeeshay fanaanadda.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here