Home WARBIXINNO MAQAL AH Barakacayaal sanadkan tegay Caabudwaaq oo aan gargaar helin

Barakacayaal sanadkan tegay Caabudwaaq oo aan gargaar helin

0
63

Barakacayaal sanadkan gaaray duleedka magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa ka cabanaya gar-gaar la’aan. qoysaskan oo kasoo barakacay deegaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya iyo qaybo kamid ah Itoobiya ayaa ahaa reer miyi ay abaartu dhaafisay xoolohoodii.

Warbixintan waxaa Caabudwaaq innooga soo diray Cumar Siciid C/raxmaan

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here