Arday dhigta dugsiga sare ee Burtinle oo sameeyo sawirrada gacanta

0
93

Abshir Jaamac Abshir waa arday 18 jir ah, dhigtana fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Buurtinle. Sanadkii 2010, ayuu Abshir billaabay inuu sameeyo sawirrada gacanta oo dhinacyo badan buu wax ka sawiraa, wuxuuse ku caan-baxay sawirrada siyaasiyiinta Soomaalida, sidoo kale wuxuu sameeyaa agabyo la isticmaali karo.

Weriyaha Ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji, ayaa Abshir kula kulmay Garoowe, wareysigan ayuuna la yeeshay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here