Abwaan da’yar oo suugaan ka sameeyay qiso jacey oo isaga soo martay

0
59

Maxamed Jaamac Nuur (Daajiye), waa abwaan dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Burco. Abwaan Daajiye, sidoo kale waa nin macalin ah. Sugaan ayuu ka sameeyay qiso jaceyl oo isaga soo martay.

Weriyaha Ergo ee magaalada Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf, ayaa la kulmay, wuxuu marka hore waydiiyay inuu nooga sheekeeyo sidi ay ahayd qisadaas.

Content retrieved from: http://www.radioergo.org/old/blog?3204.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here