Waraysi aan la yeelanay madaxa hawl galka hay’adda laanqayrta cas ee ICRC ee Puntland

0
22

Abaarta wadanka ka taagan ayaa maraysa meel xun, gurmadka jiraana ma ahan mid daboolaya baahida dadka iyo duunyadaba haysata. Haddaba Cabdifatah Fandhaal oo ah madaxa hawl galka ee hay’adda Laanqayrta cas ee ICRC ee gobollada waqooyiga iyo Waqooyi Bari Soomaaliya oo hadda ka mid ah shaqaalaha gurmadka gaarsiinaya dadka abaaruhu tabaaleeyeen.

Isagoo ku sugan dhul baadiye ah oo ka tirsan degaanka Garmaal oo ah xeebta badweynta Hindiya ee gobolka Nugaal ayaa Maxamed Xasan khadka telefonka kula xiriiray, kana waraystay bal dhulkay marayaan, gurmadkay samaynayaan, caqabadaha hor taagan iyo baaxadda dhibaatada jirtaa intay le’eg tahay.

Halkaan hoose ka dhegeyso

Content retrieved from: http://www.radioergo.org/old/blog?2727.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here