QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKAAN

0
69

Xilligan oo lagu jiro todobaadyadii ugu dabeeyey ee wakhtiga jiilaalka , waa qorax dheere, kaliil, dhulkuna huur yahay, badi wakhtigaan xoolaha sayladda la keeno ayaa yaraada, tanoo ay ugu wacan tahay macaanshahooda oo xumaada, waxaa kaloo jira ganacsato iyana wakhtigan si xoogan u soo gashay suuqyada, kuwaasoo quud daraynaya inay xoolo badan iibsadaan si ay dibadda ugu iib geeyaan, qiimo kororka xoolaha ku yimid wakhtigaanna waxaa laga dareemayaa dhamaan sayladaha wadanka.

Dhinaca magalada Baardheere

Geela

Muunadda 1aad 25 milyan

Muunadda 2aad 22 milyan

Muunadda saddexaad 18 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 10 milyan

Degmadda Diinsoor ee gobolka Bay

Geela

Muunada 1aad 27 milyan

Muunadda 2aad 25 milyan

Muunadda saddexaad 20 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 14 milyan

Sayladda Jowhar

Geela

Muunadda 1aad 25 milyan

Muunadda 2aad 23 milyan

Muunadda saddexaad 19 Milyan

Adhiga

Muunadda 1aad 2.5 milyan

Muunadda 2aad 2 milyan

Lo’da

muunadda1aad 9 milyan

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here