QARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKA

0
72

Haddii aan ku hormarno gobolka Gedo, Cabdi Colaad wuxuu ka mid yahay dulaaleyda ka howl gasha seyladda magaalada Baardheere waxaana uu Ergo uga waramay qiimaha ay saaka marayaan xooluhu.

 

 

Geela

Muunada 1aad = 22 malyan

Muunada 2aad = 20 – 19 milyan

Geela Hilibka ah 13 ilaa12 malyan

Qaalmaha 2 jirka ah 12 illaa 10 malyan

Qurbacda 8 illaa 7 malyan

lo’da

Muunadda 1aad = 6 maylyan

Dibida waaweyn 10 malyan

Adhiga

Muunada 1aad =2 malyan

Muunada 2aad = 1.5 malyan

Sidoo kale Deegaanka Salagle oo ka tisran Gobolka Jubbada Dhexe Ganacsade Weli Aadan oo ka mid ah ganacsatada deegaankaasi ayaa sheegay in Owrta waaweyn in la kala siisanayay maanta 22 Million illaa 20 Million.

Geela Nuuca Xiga 16 illaa 15 Million

Gobolka Banadir

Cali Xuseen oo ka mid ah ganacsatadda suuqa Muqdisho ayaa sheegay

Geela

Muunada 1aad = 25 Milyan

Muunada 2aad = 20 Milyan

geeluna qiimahiisu hoos ayuu u dhacay beryahaan, ilaa gu’ga laga gaarayana qiimo badan ma yeelanayo, waayo dadku aad bay u keenaan xoolaha suuqyada xilliga abaarta si ay raashin ugu bedeshaan.

Adhiga

Muunada1aad = 2 milyan

Muunada 2aad  = 1.5 milyan

Shabeelada Dhexe

Cabdi Gabo woo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee Jowhar ayaa Ergo u sheegay

Geela

Muunada 1aad = 28 milyan

Qurbacda yar yar – 12 milyan

Adhiga

Muunada 1aad = 2 milyan

Muunada 2aad 1.5 milyan

Suuq bandanna inuusan jirin ayuu Ergo u sheegay Cabdi  markay timaado dalabaadka xoolaha.

AD/AS/MH

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here