FARRIIN KU SOCOTA DADKA SOOMAALIYEED OO KU AADDAN MUNAASABADDA CIIDUL-FITRIGA

0
120

Madaxa iyo Isuduwaha Hawlaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya, Mark Bowden, ayaa maanta soo saarey hadalkan soo socda:

Waxaan dhammaan dadka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, ugu hambalyeynayaa Ciiddul-Fitriga soo galey, oo loo dabaal-dego dhammaadka bisha Ramadaan. Bishaan oo ah waqti cibaado iyo fikir dib isugu noqosho ah, ayaa bulshooyinka ku dhaqan guud ahaan Soomaaliya ay isu wada yimaadeen si ay waxa ay haystaan ula wadaagaan kuwa aan wax badan haysan.

Adinka iyo qoysaskiina farxad ku ciida, Soomaaliyana nabad iyo barwaaqo Allaha siiyo.

Ciid Wanaagsan

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here