Collaadaha ka socda goboladda koonfureed ayaa saamayn ku yeeshay isu gudbinta xoolaha gobolada, siiba gobolada Gedo, Bay iyo Bakool,
Hadaan ku horayno saylada xoolaha ee Baardheere.
Adhiga:
Qaliinka $65 – 75
Orgigda yar yar $ 40
Geela aaranka ah $340
Geela awrta waaweyn 800 – 850
Geela qaliinka 500 – 550
Lo’da $200 – 220
Sayladda Burco hadaan eegno xaaladeeda iibka xoolaha saaka oo jimce ah aad bay u wanaagsantahay, waxaana jira shirkado door ah oo kuwa xoolaha dhoofiya ah xoolaha iibsanaya, siduu noo sheegay Aadan jaamac dhunkaal oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee Burco, waxayna xoolahu ka kala imanayaan dhamaan qaybaha kale ee wadanka.
Hadaan u daadegna qiimahay xooluhu joogaanna
Adhiga dhoofka ah
Muunada 1aad = $74
Muunada 2aad = $70
Geela qaliinka ahi wuxuu u dhexeeyaa $550 – 600
Geela dhoofka ah ee 4 jirka iyo shan jirka ahi $350
Boosaaso:
Adhiga
Muunada 1aad = $70
Muunada 2aad = $65
Geela
Qaliinka = $750
Buuhoodle
Adhiga
Muunada 1aad = $68
Muunada 2aad = $60
Geela
Dhoofka = $ 350
Qaliinka = $500 – 600
Muqdisho
Adhiga
Muunada 1aad = $104
Muunada 2aad = $95
Geela
Muunada 1aad = $1040
Muunada 2aad = $800
Lo’da
Qaliinka 1aad = $286
Baydhaba
Adhiga
Muunada 1aad = $ 84
Lo’da 1aad = $ 256
Geela
muunada 1aad = $820
Beledweyne
Lo’da = $ 200 ilaa 250
Geela
Aaran dhoofka = $ 340
Qaliinka = $500 – 600
Adhiga
Muunada 1aad = $65
Muunada 2aad = $60
Orgida jarka ah oo dalabkoodu uusan kasocon sayladda Beledweyne toddobaadkii hore ayaa shalay beecoodo bilaawday waxaana lagu kala gadanayey lacagta Dollarka Maraykanka Qiimo